Xilligii hargabka oo horey u bilowday: Khubarada oo ka digaysa khatarta nooca cusub ee Super-K cover art

Xilligii hargabka oo horey u bilowday: Khubarada oo ka digaysa khatarta nooca cusub ee Super-K

Xilligii hargabka oo horey u bilowday: Khubarada oo ka digaysa khatarta nooca cusub ee Super-K

Listen for free

View show details

About this listen

Australia ayaa sanadkan wajaheysaa xilligii hargabka oo si aan caadi ahayn hore ugu bilaabmay, waxaana sabab u ah nooc hargabka ka mid ah oo si degdeg ah u faafa oo loo bixiyay Super-K.Sanadkii hore, Australia waxaa laga helay in ka badan 500,000 oo kiis, halka sanadkan ay durba hadda marayaan in ka badan 24,000 oo kiis
No reviews yet