Dawladda oo rabta in ay fududeyso carruur qaadashada w/Mahad, Muna iyo Hassan - Somali cover art

Dawladda oo rabta in ay fududeyso carruur qaadashada w/Mahad, Muna iyo Hassan - Somali

Dawladda oo rabta in ay fududeyso carruur qaadashada w/Mahad, Muna iyo Hassan - Somali

Listen for free

View show details

Dawaladda Denmark ayaa rabta in ay hirgeliso sharciyo xaquuqda ilmaha ku nool Denmark, si loo sugo amaanka ilmaha iyo xuquuqdooda.


Waxaan maanta barnaamijka Codka Soomaalida ku soo qaadan doonaa, qodobada loogu talo galay (ikke vestige indvandre) ajaanibka aan ahayn reer galbeed iyo cawaaqibka ka dhalan kara sharcigan haddii uu hir galo. Sidoo kale negativ social-kontrol iyo xagjirnimada.


La soco caawa kl. 20:00


Subscribe on YouTube:

https://www.youtube.com/channel/UCCZKF0ZgK6x6HRmrIJZAL-Q?sub_confirmation=1

Follow on Instagram

https://www.instagram.com/mgfsdk/

Follow and like on facebook:

https://www.facebook.com/mgfsdk

adbl_web_anon_alc_button_suppression_t1
No reviews yet