Dayaxa oo dib loogu noqonayo: Maxaa isbeddeley 50 sano ka dib? cover art

Dayaxa oo dib loogu noqonayo: Maxaa isbeddeley 50 sano ka dib?

Dayaxa oo dib loogu noqonayo: Maxaa isbeddeley 50 sano ka dib?

Listen for free

View show details

About this listen

Bini-Aadamka ayaa markii ugu horreysay tan iyo sannadihii 1970-yadii dib ugu laabanaya Dayaxa. Afar xubnood oo duuliyeyaal ah ayaa muddo ka badan labo sano u tababaranayay, hawlgal qaadan doona ku dhowaad 10 maalmood, kaas oo dayax-gacmeed loogu diri doono hawada. Dayax gacmeedka ayaa isagoo xawaare dheereeya ku socda kusoo wareegi doona dayaxa , ka dibna ugu soo laaban doona dhulka.
No reviews yet