Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali cover art

Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali

Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali

Listen for free

View show details

Kiisas badan oo si sharci darro ah carruur looga qaatay waalidkood ayaa sababtay in duqa magaalada Langelands lagu dacweeyo booliska.


Waxaa barnaamjika marti noogu ah Abdinoor Hassan oo ka tirsan golaha degaanka Odense, sidoo kalena xirfad u leh (socialrådgiver) arrimaha bulshada iyo qoyska.


-Sidee carruurta lagu qaataa.

-Wada shaqayn la'aanta waalidka

-Cuddurada dadka qaar ay sheegtaan.


Youtube ka dawo:

https://youtu.be/xmGKr0FuH-Q

adbl_web_anon_alc_button_suppression_t1
No reviews yet