• Somalia News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 24 June 2026
    Jun 23 2026
    Baaqyo laga diray dagaalkii ka dhacay Adhi-Caddeeye. Shirkii wadatashiga amniga heer dowladda dhexe iyo dowlad-goboleed oo lasoo gabo-gabeeyey iyo Garoowe oo lagu xusay maalinta Olympic-ga, ayaa ka mid wararka maanta.
    Show More Show Less
    10 mins
  • Isku-badinta iyo dhimashada daroogada oo kor u kacday iyo baaqyo ku aaddan
    Jun 23 2026
    Saddex saacadood iyo badh kasta, Australia gudeheeda hal qof ayaa daroogo ugu dhinta. 2500 oo qof ayaa sannadkii 2024 oo keliya u dhintay daroogo, sida ay soo saartay Peninton Institute.
    Show More Show Less
    9 mins
  • Lix bilood ka dib mamnuuciddii baraha bulshada ee carruurta; Maxaa la gaarey?
    Jun 23 2026
    Lix bilood ayaa laga joogaa markii carruurta Australia ee 16 sano ka yar laga mamnuucay baraha bushada. Maxaa is beddeley, dhallin-yaradu’se maxay ka yiraahdeen?
    Show More Show Less
    8 mins
  • SBS News Somali: Warka Soomaaliga Talaado 23 June 2026
    Jun 23 2026
    Qoddobo ka mid wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Talaado ah halkan ka dhegeyso.
    Show More Show Less
    4 mins
  • SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Isniin 22 June 2022
    Jun 22 2026
    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey Australia iyo caalamka qaar ka mid ah.
    Show More Show Less
    4 mins
  • Mexico oo u gudubtay wareegga is-reeb-reebka, iyo Canada oo taariikh dhigtay
    Jun 19 2026
    Mexico ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay ee u gudubtey wareegga is-reeb-reebka ee Koobka Adduunka 2026, kaddib markii ay 1-0 kaga badisay Kuuriyada Koonfureed maalintii siddeedaad ee tartanka. Dhanka kale, Canada ayaa taariikh dhigtay markii ay Qatar ku garaacday 6-0, taasoo noqotay guushii ugu weyneyd ee ay gaarto koox ka socota Waqooyiga Ameerika iyo Kariibiyaanka ee Koobka Adduunka ragga.
    Show More Show Less
    6 mins
  • SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 19 June 2026
    Jun 19 2026
    Halkan ka dhegeyso, wararkii caalamaka iyo Australia ee maanta oo Jimce ah 19 June 2026
    Show More Show Less
    12 mins
  • Somalia News: Wararka Soomaaliya Jimce 19 June 2026
    Jun 19 2026
    Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu maanta oo Jimce ah ka helnay Muqdisho
    Show More Show Less
    9 mins